Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sababtaas daraaddeed ayaa boqorkii cadhooday oo aad buu u dhirfay, oo wuxuu amray in la baabbi'iyo raggii Baabuloon oo xigmadda lahaa oo dhan.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:7-14