Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse biqil ka baxay jiriddii ay ka soo farcantay ayaa meeshiisa istaagi doona oo u iman doona ciidanka, oo wuxuu soo geli doonaa boqorka woqooyi qalcaddiisa, wuuna ka gees ahaan doonaa iyaga, kolkaasuu ka adkaan doonaa.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:1-12