Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse xoog buu u yeelan doonaa khasnadaha dahabka iyo lacagta ah, iyo waxyaalaha qaaliga ah ee Masar oo dhan. Oo weliba dadka Liibiya, iyo dadka Itoobiyana tallaabooyinkiisay daba geli doonaan.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:39-45