Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu kaloo dhex geli doonaa dhulka quruxda leh, oo waddammo badan oo kalena waa la afgembiyi doonaa, laakiin waxaa gacantiisa laga samatabbixin doonaa Edom, iyo Moo'aab, iyo kuwa waaweyn oo reer Cammoon.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:38-44