Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu kaco, ayaa boqortooyadiisu jabi doontaa, waxaana loo kala qaybin doonaa afarta jaho oo samada, laakiin farcankiisa iyo sida dowladnimadiisu ahayd toona looma qaybin doono, waayo, boqortooyadiisa waa la rujin doonaa, oo waxaa yeelan doona kuwo kale oo aan kuwan ahayn.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:1-8