Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse meeshiisuu ku cisayn doonaa ilaaha qalcadaha; oo ilaah aanay awowayaashiis garanayn ayuu ku cisayn doonaa dahab iyo lacag iyo dhagaxyo qaali ah, iyo waxyaalo fiican.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:36-45