Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo labadaas boqorba qalbiyadoodu waxay ka shaqayn doonaan belaayo, oo miis keliya ayay been isugu sheegi doonaan; laakiinse ma ay hagaagi doonto; waayo, weliba ugudambaystu waxay noqon doontaa wakhtigii la xugmay.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:22-32