Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu xooggiisa iyo geesinimadiisa ku kicin doonaa boqorka koonfureed, isagoo ciidan badan wata, boqorka koonfureedna isaguu la dagaallami doona isagoo wata ciidan aad u xoog badan, laakiinse isma uu taagi doono, maxaa yeelay, wax ka gees ah bay ku fikiri doonaan.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:17-31