Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa meeshiisii qaadan doona mid la quudhsado, oo aan la siinin murwaddii boqortooyada, laakiin wuxuu iman doonaa wakhtiga nabadgelyada, oo boqortooyadana sasabashuu ku qaadan doonaa.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:13-26