Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan runtaan kuu sheegayaa, Bal ogow, weliba saddex boqor baa Faaris ka kici doonee, kan afraadna kulligood waa ka wada maal badnaan doonaa, oo markuu maalkiisa aad ugu xoogaysto, ayuu dhammaan boqortooyada Gariigta ku kicin doonaa.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:1-3