Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inuu xoogga boqortooyadiisa oo dhan la yimaado aawadeed ayuu wejigiisa u jeedin doonaa, waxaana la jiri doona kuwa qumman, markaasuu siduu doonayo yeeli doonaa; oo waxaa la siin doonaa gabadha dumarka si uu u kharribo, laakiin ma ay istaagi doonto, tiisiina ma ay noqon doonto.

Daanyeel 11

Daanyeel 11:14-26