Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

jidhkiisuna wuxuu u ekaa berullos, wejigiisuna wuxuu u ekaa hillaac, indhihiisuna waxay u ekaayeen laambado dab ah, gacmihiisa iyo cagihiisuna waxay midabka uga ekaayeen naxaas la safeeyey, codkiisuna wuxuu u ekaa dad faro badan buuqood.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:1-7