Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu igu yidhi, Ninkii aad loo jeclaayow, ha cabsan, nabadu ha kuu ahaato, xoog yeelo, oo xoog yeelo. Oo markuu ila hadlay ayaan xoogaystay, oo waxaan idhi, Sayidkaygiiyow, hadal, waayo, waad i xoogaysay.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:18-20