Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, mid binu-aadmiga u ekaa ayaa bushimahayga taabtay: markaasaan afka kala qaaday, oo hadlay, oo waxaan ku idhi kii hor taagnaa, Sayidkaygiiyow, riyada sababteeda aawadeed ayaa caloolxumadaydii igu soo noqotay, xoogna waan iska waayay.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:13-20