Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sannaddii saddexaad oo boqorkii Faaris oo Kuuros ahaa ayaa wax loo muujiyey Daanyeel, oo magiciisa la odhan jiray Beelteshaasar; waxaasuna run buu ahaa, oo weliba dagaal weyn buu ahaa xaalkii wuu gartay, garashuuna u lahaa wixii la tusay.

Daanyeel 10

Daanyeel 10:1-2