Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daanyeelna wuxuu qalbiga ku haystay inuusan isku nijaasayn cuntada wanaagsan ee boqorka iyo khamriga uu cabbo toona; sidaas daraaddeed wuxuu amiirkii bohommada weyddiistay inuu u oggolaado inuusan isnijaasayn.

Daanyeel 1

Daanyeel 1:4-18