Kitaabka Quduuska Ah

Cibraaniyada 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu waa dhalaalka ammaantiisa iyo u-ekaanta ahaantiisa, oo wax walba wuxuu ku hayaa erayga xooggiisa, oo goortuu daahirinta dadka dembiyadooda sameeyey dabadeed ayuu wuxuu fadhiistay Weynaha xagga sare midigtiisa,

Cibraaniyada 1

Cibraaniyada 1:1-9