Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Labaad 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse malaa'igtii Rabbigu waxay ku tidhi Eliiyaah kii reer Tishbii, Kac oo ka hor tag wargeeyayaasha boqorka Samaariya, oo waxaad ku tidhaahdaa, War ma Ilaah baan joogin dalka Israa'iil, oo saas aawadeed baad Bacal Sebuub wax u soo weyddiinaysaan?

Boqorradii Labaad 1

Boqorradii Labaad 1:1-12