Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Labaad 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu u dhintay sidii Eraygii Rabbiga oo Eliiyaah ku hadlay ahaa. Oo Yehooraam ayaa boqor ka noqday meeshiisii, oo taasuna waxay dhacday Yehooraam ina Yehooshaafaad oo boqor ka ahaa dalka Yahuudah sannaddiisii labaad, maxaa yeelay, isagu wiil ma uu lahayn.

Boqorradii Labaad 1

Boqorradii Labaad 1:13-18