Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Labaad 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah ugu jawaabay, Haddaan nin Ilaah ahay, samada dab ha ka soo dego, oo ha baabbi'iyo adiga iyo kontonkaaga ninba. Kolkaasaa waxaa samada ka soo degay dabkii Ilaah, oo wuxuu wada baabbi'iyey isagii iyo kontonkiisii ninba.

Boqorradii Labaad 1

Boqorradii Labaad 1:9-18