Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de markaasaan reer binu Israa'iil ka gooyn doonaa dalkii aan siiyey; oo gurigan aan magacayga aawadiis quduus uga dhigayna hortaydaan ka tuuri doonaa, oo reer binu Israa'iilna markaas waxay dadyowga oo dhan ku dhex noqon doonaan maahmaah iyo halqabsi.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:4-9