Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de markaasaan dhisi doonaa oo aan weligiis waarin doonaa carshiga boqortooyadaada ee reer binu Israa'iil u taliya sidaan ugu ballanqaaday aabbahaa Daa'uud, markaan ku idhi, Nin carshiga dalka Israa'iil ku fadhiista lagaa waayi maayo.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:1-10