Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi, Waan maqlay tukashadaadii iyo baryootankaagii aad hortayda ku samaysay; oo quduus baan ka dhigay gurigan aad dhistay si magacayga weligiisba halkaas loogu daayo, oo indhahayga iyo qalbigayguna halkaasay joogi doonaan weligood iyo weligoodba.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:1-4