Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddiiba saddex jeer ayuu Sulaymaan meeshii allabariga oo uu Rabbiga u dhisay ku bixin jiray qurbaanno la gubo, iyo qurbaanno nabaadiino, oo girgirihii Rabbiga hor yiilna wuxuu ku gubi jiray foox, oo saasuu gurigii ku dhammeeyey.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:17-28