Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo magaalooyinkii wax lagu kaydin jiray ee uu Sulaymaan lahaa oo dhan, iyo magaalooyinkii gaadhifardoodkiisa, iyo magaalooyinkii fardooleydiisa, iyo wixii uu Sulaymaan jeclaaday inuu ka dhisto Yeruusaalem iyo Lubnaan, iyo dalkii uu boqorka ka ahaa oo dhan.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:13-27