Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sababtii uu Sulaymaan shaqaalayaashii u doortay waxay ahayd inuu dhiso gurigii Rabbiga, iyo gurigii uu isagu lahaa, iyo Millo, iyo derbigii Yeruusaalem, iyo Xaasoor, iyo Megiddoo, iyo Geser.

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:9-17