Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayuu Boqor Sulaymaan Xiiraam siiyey labaatan magaalo oo ku tiil dalkii Galili. (Maxaa yeelay, Xiiraam oo ahaa boqorkii Turos wuxuu Sulaymaan siiyey qoryo kedar ah, iyo qoryo beroosh ah, iyo dahab, in alla intuu doonayay.)

Boqorradii Kowaad 9

Boqorradii Kowaad 9:8-14