Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanu dhammaantood waxay ahaayeen dhagxan qaali ah oo qiyaas loo qoray, oo kor iyo hoosba miinshaaro lagu gooyay tan iyo salka iyo baarka, oo dibadduna saasay ahayd tan iyo barxadda weyn.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:7-12