Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo sameeyey balbaladii carshiga oo ahayd meeshii uu wax ku xukumi lahaa, oo taasu waxay ahayd balbaladii xukunka; oo dhulkeedana waxaa ku dednaa alwaax kedar ah.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:1-15