Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saldhigyadii shanna wuxuu dhigay guriga dhankiisa midig, shantii kalena wuxuu dhigay guriga dhankiisa bidix; oo berkeddii weynaydna wuxuu dhigay guriga dhankiisa midig ee xagga bari ee dhinaca koonfureed.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:36-41