Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saldhigga dushiisana waxaa tiil meel wareegsan oo sarajooggeedu yahay dhudhun badhkiis; oo saldhigga korkiisa siddooyinkiisa iyo darfihiisuba isagay ku yiilleen.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:29-39