Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo darfaha meelaha u dhexeeyeyna waxaa ku yiil libaaxyo, iyo dibiyo, iyo keruubiim, oo darfaha korkoodana waxaa ku yiil meel la saaro; oo libaaxyada iyo dibiyada hoostoodana waxaa ku yiil ubaxyo ka soo laalaada.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:22-38