Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qolalka dabaqadda hoose albaabkoodu wuxuu ku yiil guriga dhankiisa midigta ah; dabaqadda dhexena waxaa kor loogu fuuli jiray jaranjaro warwareegta iyo weliba marka laga baxo tan dhexe ilaa laga galo tan saddexaad.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:3-16