Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu u sameeyey laba albaab oo qoryo saytuun ah, oo wuxuu ku xardhay sawirro keruubiim, iyo geedo timireed, iyo ubaxyo furan, oo wuxuu ku dahaadhay dahab, oo dahabkiina wuxuu mariyey keruubiimtii iyo geedihii timirta ahaa.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:27-35