Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meesha ugu quduusan waxay lahayd meel dhererkeedu ahaa labaatan dhudhun, ballaadhkeeduna ahaa labaatan dhudhun, sarejooggeeduna ahaa labaatan dhudhun; oo wuxuu ku wada dahaadhay dahab saafi ah; oo meeshii allabarigana wuxuu ku deday qori kedar ah.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:14-22