Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo guriga derbiyadiisii gudaha ahaa wuxuu ka dhisay looxyo kedar ah; oo xagga gudaha salka iyo baarka inta ka dhex leh alwaax buu ku deday; oo dhulkii guriga dhexdiisa ahaana wuxuu ku deday looxyo beroosh ah.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:7-19