Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gurigan aad dhisayso waxaan kaa leeyahay, Haddaad qaynuunnadayda ku socotid, oo aad xukummadayda yeeshid, oo aad amarradayda oo dhan dhawrtid inaad ku socotid aawadeed, markaasaan kugu xoojin doonaa eraygaygii aan aabbahaa Daa'uud kula hadlay.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:7-22