Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sulaymaan wuxuu bilaabay inuu gurigii Rabbiga dhiso markay ahayd afar boqol iyo siddeetan sannadood, kolkii reer binu Israa'iil dalka Masar ka soo baxeen dabadeed, taasoo ahayd sannaddii afraad oo Sulaymaan boqorka u noqday dadkii Israa'iil, bisheedii labaad taasoo ah bisha Sif.

Boqorradii Kowaad 6

Boqorradii Kowaad 6:1-11