Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ka hadlay geedaha, intuu ka bilaabay Kedarka Lubnaan ku yaal, ilaa uu gaadhay husobka derbiga ka soo baxa; oo dugaaggana wuu ka hadlay, iyo haadka, iyo waxyaalaha gurguurta, iyo kalluunka.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:24-34