Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakiilladaasuna waxay masruuf u keeni jireen Boqor Sulaymaan, iyo intii Boqor Sulaymaan miiskiisii timid oo dhan, wakiil waluba bishiisii, oo ma ay oggolaanin in wax ka dhinmo.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:22-31