Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii Sulaymaan oo dhan dadkii Yahuudah iyo dadkii Israa'iilna ammaan bay ku degganaayeen, oo nin waluba wuxuu hoos fadhiyey geedkiisii canabka ahaa iyo geedkiisii berdaha ahaa marka laga bilaabo Daan iyo xataa ilaa Bi'ir Shebac.

Boqorradii Kowaad 4

Boqorradii Kowaad 4:24-30