Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah i sii qalbi wax garanaya oo aan dadkaaga ku xukumo, si aan ku kala garto xumaanta iyo samaanta, waayo, bal yaa kara inuu dadkaagan badan xukumo?

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:1-11