Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbigayow, Ilaahow, anoo addoonkaaga ah, boqor baad iiga dhigtay meeshii aabbahay Daa'uud; laakiinse waxaan ahay wiil yar, oo garan maayo si loo baxo iyo si loo soo galo toona.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:1-13