Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Gibecoon tegey inuu ku soo allabaryo; waayo, halkaasaa ahayd meesha sare ee weyn; oo meeshaas allabariga Sulaymaan wuxuu ku bixiyey kun qurbaan oo la gubo.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:1-14