Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sulaymaan toosay, oo bal eeg waxay ahayd riyo; oo intuu Yeruusaalem yimid ayuu hor istaagay sanduuqii axdiga Rabbiga, oo wuxuu bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino, oo addoommadiisii oo dhan ayuu diyaafad u sameeyey.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:9-16