Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sulaymaan xidhiidh la yeeshay boqorkii Masar oo Fircoon ahaa, oo soo kaxaystay Fircoon gabadhiisii, wuxuuna keenay magaaladii Daa'uud ilaa uu dhammeeyey dhismihii gurigiisa, iyo gurigii Ilaah, iyo derbigii Yeruusaalem ku wareegsanaa.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:1-8