Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil wuxuu Yehooshaafaad ku yidhi, Weli waxaa jira nin kale oo aan Rabbiga wax ka weyddiin karno, kaasuna waa Miikayhuu ina Yimlaah, laakiinse waan nebcahay, maxaa yeelay, isagu wax wanaagsan igama sheego wax xun mooyaane, oo Yehooshaafaadna wuxuu ku yidhi, Boqorow, saas ha odhan.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:4-15