Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Axasyaah oo ahaa ina Axaab wuxuu dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday sannaddii toddoba iyo tobnaad oo Yehooshaafaad boqorkii dalka Yahuudah, oo laba sannadood buu dalka Israa'iil boqor ka ahaa.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:45-53