Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ku socday jidkii aabbihiis Aasaa ku socday oo dhan, oo geesna ugama uu leexan, oo wixii Rabbiga hortiisa ku qummanaa ayuu sameeyey. Habase yeeshee meelihii sarsare lama baabbi'in, oo dadkuna weli way ku allabaryi jireen, fooxna way ku shidi jireen meelihii sare.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:37-50