Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gaadhifaraskii waxaa lagu maydhay balligii Samaariya agtiisa, oo dhiiggiisiina eeyahaa leefleefay, oo waxay noqotay siduu ahaa eraygii Rabbigu ku hadlay. (Haddaba dhillooyinkii halkaasay isku maydheen.)

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:33-40